Meydka Cilmi Hagar Guure oo dib looga soo fagay goob ay ku aaseen Al-shabaab (Sababta)

Meydadka Nabadoon Cilmi Hagar Guure iyo lix kale ayaa laga soo fagay goob ay ku aaseen Al-Shabaab oo ku taalla degaanka Al-Kowthar oo ka mid ah degaanada hoos taga degmada Aadan Yabaal ee gobolka Sh/dhexe. Al-Shabaab ayaa ku aasay meydadka nabadoonka iyo lixda kale god-weyn ka dib markii ay ku dileen dagaal culus oo ay … Continue reading Meydka Cilmi Hagar Guure oo dib looga soo fagay goob ay ku aaseen Al-shabaab (Sababta)